-->

Waa Maxay Network?

 Waa Maxay Network?


Network (Shabakadu) waxa ay ka kooban tahay laba ama in ka badan oo kombayuutar kuwaas oo ku xidhan si ay u wadaagaan agabka (sida daabacadaha iyo CD-yada), faylalka is dhaafsiga, ama oggolaanshaha isgaarsiinta elektiroonigga ah. Kumbuyuutarada shabakada waxa lagu xidhi karaa fiilooyinka, khadadka teleefanada, mowjadaha raadiyaha, satalaytka, ama laydhka infrared. Shabakadda Aagga Maxalliga ah (LAN)