-->

Waa Maxay Computer?

Waa Maxay Computer?


Computer (Kumbuyuutarku) waa mishiin ama qalab fuliya habsocodyada, xisaabinta iyo hawlgallada ku salaysan hab-raacyada ay bixiso software ama barnaamijka hardware. Waxa ay awood u leedahay in ay aqbasho xogta (Input), ka baaraandegto, ka dibna soo saarto wax soo saar.